Maandeeq Online

Gabadh ku sawiran kunka shillin waxaan ku noolahay raashinka bisil ee kaamamka
Ijaabo Sugule Xalane waa mid ka ah gabdhaha ku sawiran lacagta kunka shilinka Soomaaliga ah ee farsameynaya farshaxanka hidaha iyo dhaqanka dalka, waxay darajadaas ku muteysatay 15 boos oo sida ay sheegtay ay siisay Dowladdii dhexe ee dalka ka jirtay.

Gabadhii Nasiibka u yeelatay in sawirkeeda wax lagu iibsado waxa ay haatan ku nooshahay Aqal Soomaali ay ka dhex sameysatay Shaleemo Shenteraale ee degmada Xamar weyne, da’deeda oo 75 jir ah waxaa u wehliya Duruuf adag oo ay ku jiraan ayada iyo carruur ay ayeeyo u tahay.

Ijaabo Sugale Xalane ayaan maanta booqanay ayadoo ku sugan Aqalkeeda oo ay ku sameysatay Musqul ay ayadu qodatay, waxaana hareero 9 carruur yar yar ay ayeeyo u tahay oo daruufeaysan, xilligaasi oo Duhurkii ku dhweyd waxay gacanta kula jireen ayada iyo carruurteeda raashin laga keenay meelaha cuntada bisil laga dhiibo oo aad u qalalnaa (aan iidaan laheyn), waxaan weydiinay nolosheeda, si gaaban ayay ku jawaabtay.

“Shan iyo toban Boos iyo maal kale maanta waxaan ka fadhiyaa Shineemo Shentaraale, waxaan ka shaqeynayay wasaaradda warfaafinta, farshaxanka ayaan sameyn jiray, laakin noloshaas waa is bedeshay, aniga iyo carruurtaan aan ayeeyada u ahay, cuntadan (cuntada bisil ee laga qeybiyo kaamaka) ayaan ku nool nahay”.

Ijaabo Sugule xalane ayaan wax ka weydiinay sida sawirkeeda loogu daabacay lacagta kunka shulin ee Soomaaliga, waxayna sheegtay in ayada iyo koox kale oo farshaxanka ka shaqeeya bandhig ay ka sameeyeen Xeebta Liido, kaddibna ay ka warheshay sawirkeeda oo ku daabacan lacagta.

Sidoo kale Ijaabo waxay sheegtay in howl karnimo ay ka muujisay shaqooyin ay qabatay xilligii dalku dhisnaa ayna ka qeyb qaadatay mashaaric badan oo iskaa wax u qabso lagu fuliyay, abaal marino badana ay ku heshay intii ay shaqada qaranka gudaneysay, hase yeeshee waxay si dareen leh u tiri “Aduunyada ayaa sidaan iska ah”.

Baaq ayay u dirtay shacabka Soomaaliyeed, waxayna sheegtay carruurta iyo dhallinyarada ha la siiyo fursad ay ku hagaajiyaan noloshooda iyo mustaqbalkooda, waxayna sheegtay in gabadha kula sawiran lacagta oo ay magaceeda ku sheegtay Faadumo Xirisi Maxamuud ay ku jirto nolol la mid ah tan ay ku sugan tahay ayadu.

R/Muqdisho

Xaaladda abaaraha ka jira dalka iyo cuna qabateynta Al-Shabaab oo masiibo Qaran u xuub siibtay
Maalinba maalinta ka dambeysa waxaa soo kordhaya waxyeelada sii baaheysa ee abaaraha ka jira gobolada dalka oo galaaftay in ka badan 5000-Neef oo u geeriyooday abaarahaasi, kaddib markii ay waayeen calafkii ay ku noolaan lahaayeen iyo waliba roob la’aan sababtay in wax dalag ama cowskii ay xoolaha cunayeen aanay soo bixin sadexdii sano ee u dambeysay.

Guddi iskiis isku xilqaamay oo ka tegay magaalada B/Dheere ee gobolka Gedo ayaa kormeer ku tegay degmooyin ka tirsan gobolka, iyagoo meelihii ay tageen ay ku soo arkeen xaalad aad u liidata oo ay ku sugan yihiin dadka reer miyiga ah ee ku nool degaanno ka tirsan gobolka.

C/Weli Bashiir Aadan oo ka mid ahaa guddiga tirakoobaya saameynta ay dadka iyo duunyada degan gobolka Gedo ay ku yeelatay abaarta ka jirta gobolka ayaa sheegay in degaanadii ay tageen qaarkood ay ku soo arkeen dad cunaya hilibka xoolo bakhtiyay macluul iyo abaaro saameeyay darteed.

“Waxaan ku aragnay degaanadii aan booqanay laba caruur ah oo u geeriyootay markii ay cabeen biyo dhanaan ah” ayuu yiri C/weli oo sheegay in inta badan gobolka ceelashii ku yiilay ay ka dhammaadeen biyihii, dadkuna ay cabaan biyo wasaqeysan oo dhanaan ah isla markaasina bani’aadamka aanay isticmaali karin, hase yeeshee waxa uu sheegay inay dadka ka tan badisay abaaraha ay dantu biday inay cabaan.

Dhinaca kale gobolada dhexe ee dalka ayaa la soo sheegayaa abaaraha ka jira ay sababeen in inta badan xoolihii ay dadku dhaqanayeen macluul darteed ugu dhammaadeen, waxaana degaanno ka tirsan gobolada Sh/dhexe, Hiiraan, Mudug iyo Galgaduud laga soo sheegayaa inay ka dhammaadeen xoolihii ay dhaqanayeen, halka xaaladda abaaraha ka jira gobolada dhexe laga cabsi qabo maalmaha soo socda inay dadka gaajo darteed ugu geeriyoodaan.

Abaaraha ku dhuftay gobolada dalka Soomaaliya ayaa la sheegayaa inay uga sii dartay cuna qabateynta dhinaca nolosha ah ee ururka Al-Shabaab uu ku soo rogay dadka reer miyiga ah, una diiday dadka inay soo iibsan karaan quudkii ay cuni lahaayeen, waxayna khubarada ku taqasusay masiibooyinka ay sheegeen in labadaasi arrimood ay noqdeen masiibo Qaran oo dalka ku habsatay loona baahan yahay in si degdeg ah looga hortago

keyse c/rashiid osmaan

Maandeeq Online News Desk

Sargaal u shaqeynayay xarun caafimaad oo lagu xiray Ceelbuur
Ciidamada Xarakada Al Shabaab ayaa degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud waxaa ay ku xireen nin ka shaqeynayay xarun Caafimaad oo lagu daaweeyo haweenka, iyo Caruurka la ildaran nafaqo darida oo kutaala degmadaasi.

Wararka ka imaanaya degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Xarakada Al Shabaab xalay saqdii dhexe guri kuyaala Xaafadda Waaberi ee degmadaasi ay ka kaxeysteen sargaal ka shaqeynayay MCH qaabilsan caafimaadka kaasi kuyaala deegaanka Ceel-meygaag oo 45 km u jira degmada Ceelbuur

Sargaalka ay xireen ciidamada Al Shabaab ee degmada Ceelbuur ayaa lagu magacaabaa Max’ed Axmed Dhuxulow oo ku magac dheer (aydhitirii) waxaana AL Shabaab ay ku eedeeyeen ninkaasi in dhowr jeer ay arkeen isaga oo xiliga dambe ee habeenkii ah dhex socda degmada Ceelbuur.

Markii saakay laga warhelay arintaasi ayaa waxaa odayaasha iyo waxgaradka degmadaasi ay kulamo la qaateen saraakiisha Al Shabaab ee degmada Ceelbuur si ay uga dhaadhicyaan in la siidaayo sargaalkaasi ka howlgalayay MCH-ka deegaanka

Ceel-maygaag.

Hase ahaatee Saraakiisha Al Shabaab ayaa ku wargaliyay odayaashii iyo waxgaradka in ninkaani ay ku heystaan dambiyo aysan shaacin, waxaana ay tilmaameen inay soo taagi doonaan Maxkamad aysan shaacin halka ay kutaal.

Sargaalkaani ay xirteen Ciidamada AL Shabaab ayaa ka howlgalayay MCH lagu dabiibo haweenka Uurka leh iyo caruurta ay soo ritaan cudurada kala kedisan, iyadoo sidoo kale uu ka shaqeynayay sargaalkani quudinta caruurta la ildaran nafaqo darida.

Maandeeq Online News Desk

KEyse c/rashiid Osmaan

Afhayeenka odayaasha iyo midnimada Beelaha Hawiye oo ujawaabay Alshabaab
Afhayeenka Odayaasha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Cali ayaa waxaa uu wax laga xumaado ku tilmamay hadal dhawaan kasoo yeeray gudoomiyaha Al Shaabab ee gobolka Galgaduud.

Kadib markii Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Kabakudukade oo ah gudoomiyaha gobolka Galgaduud ee Xarakada Al Shabaab maalin ka hor banaanbax lagu taageerayay midoobistii Shabaab iyo Xisbul Islaam oo ka dhacay degmaeda Ceel-dheere uu ka jeediyay tix gabay ah uu ka jeediyeeyay banaabaxaas, waxaa uu ku weeraray Afhayeenka Odayaasha dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo uu ku eedeeyay in wixii ka dambeeyay ka bixitaankii Ethiopia ee wadanka Soomaaliya uu lasaftay ciidamada Uganda, isaga iyo Waxgaradka uu hogaaminayo.

Nabadoon Axmed Diiriye Cali Afhayeenka Odayaasha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye oo lasoo xiriiray Maandeeq media ayaa ka jawaabay hadalkii kasoo yeeray Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Kabakudukade, waxaana uu ugu baaqay Kabakudukade in uu Alle cafis waydiisto isagna baxo dagaalada ay Al Shabaab wadaan, isagoo sidoo kale ka codsday Nabadoonka in gudoomiyaha hadalka kasoo yeeray uu raali galin ka bixiyo.

Afhayeenka Golaha Odayaasha dhaqanka Midnimada Beelaha Hawiye ayaa ugu dambeyntii, waxaa uu sheegay in degmada Ceel-dheere ee gobolka Galgaduud ay ka mid tahay meelaha abaaraha xoogan ay ka jiraan, wuxuuna ugu baaqay in gudoomiyaha Xarakada AL Shabaab ee gobolkaasi in uu u ogolaado Hay’adaha Samafalka in ay gar gaar gaarsiiyaan degmadaasi oo uu tilmaamay in gar gaarkii lagaarsiinlahaa uu ka horistaagay Kabukutukade, isagoo kadalbaday gudoomiyahaasi in uu ka daayo shacabka gobolkaasi dbibaato uu tibaaxay in uu ku hayo shacabka.

Nabadoonada iyo Waxgaradka gobalka Bari oo baaq udiray Dowlada puntland
Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ee gobolka Bari ayaa Masuuliyiint Maamul goboleedka puntland ugu baaqay inay wax ka qabtaan abaaraha ka jira deegaanda Maamul goboleedka Puntland.

C/casiis Afgaduud oo ka mid ah Odayaasha dhaqanka gobolka Bari oo u waramayay maandeeq media ayaa ugu baaqay dowlada  Puntland in ay muujiso kaalinta kaga aadan wax ka qabshada abaaraha ka jira qeybo ka mid ah deegaanada gobolka Bari kuwaasi oo saamayn balaaran ku yeelashay dadka iyo duunyada.

Sidaoo kale waxaa uu ugu baaqay bulshada ku dhaqan deegaanada Puntland in ay gacan siiyaan walaalahooda dhibaataysan, waxaana abaarahaasi qaylo dhaan ka muujiyay dadkii ku noolaa dhulka miyigi ah.

C/casiis Afgaduud ayaa waxaa uu intaasi ku daray in hadii bulshada ay isku naxariisato Allana uu u naxariisanayo, waxaana uu sidaasi daraadeed ugu baaqay dadka wax haysta in ay gar gaaraan dadka ay dhibaatada abaartu ku haysto qeybo ka mid ah gobolka Bari.

Ma’ahan markii ugu horeysay ay Odayaasha dhaqanka ay ku baaqaan in waxa laga qabto abaaraha dadka badan ay ku dhinteen ee ka taagan deegaanada Puntland kuwaasi oo ay qaylo dhaan xoogan ka muujiyeen dadka iyo duunyada ku dhaqan halka ay abaaruhu ku dhifteen.

Keyse C/rashiid Osmaan

Maandeeq Online News Desk

Qoysas barakacayaal ah oo eedeeyay Maamulka Gobolka Banaadir
Qaar ka mid ah qoysaska Barakacayaasha ee ku nool Magaalada Muqdisho ayaa musuq maasuq dhinaca gar gaarka ah ku eedeeyay Maamulka Gobolka Banaadir ee dowladda KMG Soomaaliya.

Qoysaskaani barakacayasha ah ee oo ku nool Warshadii hore ee Daawada ee Magaalada Muqdisho ayaa ugu horeyn ka cabanaya dhibaatooyin adag oo la xariira dhanka nolosha, waxeyna eedeyn u soo jeediyeen Maamulka gobolka Banaadir ee dowladda KMG Soomaaliya, iyagoo ku eedeeyay in Maamulku uu had iyo jeer sheegto in uu gaarsiiyo qoysaskaasi raashinka gargaarka ah ee ay u soo dhiibeen hay’adaha samafalka ee ka howlgala gobolka Banaadir, waxeyna sheegeen in arinkaasi uu yahay waxba kama jiraan.

Sidoo kale qoysaska barakacayaasha ah ayaa ku dhaliilay hay’adaha samafalka inay ka gaabiyeen dadaalkii ay uga baahnaayeen, iyagoona xusay in goobta haatan ay deganyihiin ay tahay goob nabdoon oo ay maamusho dowladda KMG Soomaaliya balse ay garan la’yihiin ilaa iyo iminka sababta hay’adaha samafalka ay gar gaarka ugu keeni la’yihiin.

Qoysaskaasi degan Warshadii hore ee daawada ayaa tiradooda waxaa ay kor u dhaafeysaa ilaa 8 boqol oo qeys kuwaasi oo isugu jira barakacayaashii hore iyo ku goordhow soo gaaray halkaasi kuwaasi oo ka soo barakacay waqooyiga Magaalada Muqdisho, waxaana xerada gudaheeda ku dhex heysta dhibaatooyin ay ka mid yihiin cuno la’aan hoy la’aan, biyo la’aan, caafimaad daro, iyo waxbarasho la’aan heysata caruurta yaryarka ah ee ku nool xeradaasi sida uu Shabelle u sheegay Nabadoon Axmed Muumin Cabdi oo ka mid ah waxgaradka ku dhaqan xeradaasi.

Nabadoonka oo hadalkiisa sii watta ayaa tilmaamay in xeradaasi ay ka dhex furanyihiin ilaa 4 dugsi oo lagu barto qur’aanka Kariimka kuwaasi oo u baahan in dayactir guud lagu sameeyo, waxuuna ka codsaday dowladda KMG Soomaaliya, hay’adaha samafalka iyo ganacsatada Soomaaliyeed inay qoysaskaasi la soo gaaraan kaalmooyin bini’aadanimo oo waxtar leh.

Waxaa inoo suura gali weysay in aan qadka taleefanka ku haleelno Masuuliyiinta Maamulka gobolk Banaadir si aan wax uga ogaano eedeynta ay soo jeediyeen qaar ka mid ah Barakacayaasha ku dhaqan warshadii hore ee Daawada.

Keyse C/rashiid Osmaan

Maandeeq Online News Desk

Mid kamid ah qoyska boqortooyada sucuudiga oo iibsaday hotel ku yaal Paris
Shirkad lagu magacaabo Loofar ee hoostagta sunduuqa mareykanka Start Wood ayaa shaaca ka qaaday in mid kamid ah qoyska haya talada boqortooyada sucuudiga oo lagu magcaabo Amir Sucuud waliid Bin Dalaal uu ku iibsaday Hotel Karyoon ee ku yaal fagaaraha Konkoor ee magaalada Paris lacag dhan 250 malyuun oo euro.

Bayaan hor dhac ah oo ka soo baxay heshiiska mulkiilaha hotelka iyo amiirka ayaa sheegaya in lacag dhan 100 malyan oo euro oo dheeraad ah uu amiirku bixin doono si loo soo cusboonaysiiyo dhismaha hoteelka islamarkaana maamulka haya hoteelka xilligan uu sii hayn doono ilamaa June 2011.

Hotel Kariyoon ayaa kamid ah dhismayaashii qarnigii 18-aad ayaa ka kooban 147 qol , waxaana ka shaqeeya 360 shaqaale.

Hoteelka waxa ka shaqeyn doono shirkad lagu magcaabo Kibinski Group oo laga leeyahay dalka Switzerland ee gacanta ku haysa 60 hoteel oo katirsan hoteelada lago magcaabo five stars.

Keyse C/rashiid Osmaan

MaandeeqOnline News Desk

Xarakada alshabaab ayaa urur weynaha Alqacida ugu baaqday In ay kala qaybqataan dagaalada ay kula jiraan Ciidamada Amison iyo DKMG ee soomaalia
Kadib munaasabad Shalay galinkii Dambe ka dhacday gudaha magaalada Muqdisho ay qabteen ururkii xisbul islam ee la midoobay alshabaab iyo masuuliyiin ka socda xarakada al shabaabb ayaa waxaa ay ka dhacday gudaha magaalada muqdisho  kulankaasi ayaa waxaa ka hadlay af hayeenka xarakada al shabaab  Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) Asagoo markaa baaq ujeediya urur weynaha alqaacida  Ee ka hawl gala Dunida inteeda kale  asaga oo ugu baaqay  in ay ka gacan siiyaan ladagaalanka  ciidamada midowga Africa  Ee kusugan gudaha magaalada Muqdisho iyo kuwada dowlada

Sidoo kaleete asna waxaa baaq ujeediya urur weynaha al qaacida  madixii hore ee warfaafinta  ururka xisbul islam Ee lamidoobay Xarakada al shabaab  Sheekh C/fataax  Maxamed Cali  oo tilmaamay dagaalka xiliga  dagaalka soomaalia ka socda in uu yahay  mid ay mujaahidiintu sii laban laaabidoonaan  waa siduu hadalka udhigaye

Hadalka Masuuliyiinta xarakada al shabaab  kawada tirsa ka sooyeeraya  waxa uu ku soo aadayaa  xili ay dhawaan ahayd markii

Ay midoobeen xarakada Al shabab iyo xisbul Islaam oo qayb ka ahaa xoogagii ka soo horjeeday DkMG Somalia guud ahaana hanaanka  ay ku joogaan ciidamada Amison  gudaha dalka Soomalia gaar ahaan magaalad Muqdisho

Ciyaarihii Galabta Dhacay natiijadoodii sida ay udheceen
Ciyaaro aad iyo aad loo wada sugayay islamarkaana aheyd mid ay taareero yaal afar geesood ah ay wada sugayeen ayaa waxaa ay maanta ka dhacday garoonka kubadda Cagta Mire Awaare ee magaalada Garoowe oo ay ka soconayaan Ciyaarihii 18aad ee gobolada Soomaaliya.

Ciyaarahaasi waxay ahaayeen kuwo Kooxdii Badisaaba ay soo baxeysa halka kooxda laga badiyana ay Diyaaradey ku yimaadeen raacayso, inkastoo aysan meesha ka marneyn dhibco tiris.

Waxa ay ciyaarahaasi waxay dhexmareen Galabta gobolada Sool Vs Mudug oo horeysay, tadambana waxay aheyd Banaadir Vs Gedo.

Ciyaarta hore oo dhexmartay gobolada Sool iyo Mudug, ciyaar xiiso badan ayay soo bandhigeen ciyaartoyda labada gobol, waxaana isla qeybtii hore ciyaarta ku soo dhamaatay 1-1 oo ay goolka 1aad ku horeysay gobolka Mudug balse la barbreeyay.

Waxaa la iskula soo noqday qeybtii labaad weerar iyo weerar celis farabadan waxaa suurto gali weyday in ay Kubadii lagu ciyaarayay mar un taabato shabaqa labada gool midkoodba waxaase ay ku soo dhamaatay 1-1kii un.Taas oo u sahli kartay in labada gobol ay soo baxaan, waa hadii ay ciyaarta xigtaa ay Bar bar dhac ku soo dhamaan laheyd Barbar dhac maadaama ay 4ta galabta ciyaartay ay isku guruub ahaayeen, Balse Maxaadhacay?.

Ciyaartii Labaad oo dhexmartay gobolada Banaadir iyo Gedo, ayaa waxaa siweyn u wada sugayay Natiijadeeda dhamaan taageera yaasha gobolada 4ta ah marka lagu daro kuwa labadii gobol ee horay u ciyaaray,

Kadib weerar iyo weerar celis waxaa gool ku hormaray gobolka Banaadir balse daqiiqado ka dib isla qeybtii hore waa la barbareeyay, 1-1 ayaana lagu kala nastay, waxaana markii la soo laabtay weeraro baan oo la qaaday u suuto gashay gobolka Banaadir iyo ay 2 gool oo isdaba jooga ka dhaliyaan gool ilaaliyihii kooxda gobolka Gedo, balse waxaa isla qeybtii labaad u suurto gashay ciyaaryahanada gobolka Gedo in ay gool labaad dhashadaan balse waxba uma eysan tarin ciyaartiina waxay ku dhamaatay, Banaadir 3-2 Gedo.

Taasi waxay bilaa rajo ka dhigtay ciyaaryahanada gobolka Sool oo iyagu sugayay ciyaar bar bar dhac ku dhamaata si ay u soo baxaan iyaga iyo Mudug balse waa suurto gali weyday waxaana halkaasi dhibco tiris ku qulqulay gobolka Sool iyo gedo oo iyagu toos loogaga badiyay.

Wareegani waxa uu ahaa mid aad u adag waxaana umada Soomaaliyeed siweyn u daneynayeen in ay qaab toos ah ula socdaan, waxaana taasi u suurto gelisay Hay’ada Warbaahinta Soomaaliyeed ee Maandeeq medial  oo dhamaan gobolada Puntland si live ama Toos ugu tabineysay Ciyaarahaasi, iyadona Studio qalabeysan ugu dhexsameysay gudaha Garoonka Mire awaare oo ay si toos ah uga soo tabinayeen wariye yaasha

Keyse C/rashiid Osmaan yio C/goobe

Cabdi maxamed

Maandeeq Online News Desk

Abaaro baahsan oo ka taagan qeybo ka mid ah gobolka Bari
Abaaro baahsan oo saamayn ku yeeshay dadka iyo duunyada ayaa waxaa laga soo sheegayaa qeybo ka mid ah gobolka Bari, iyadoo qaar ka mid ah dadkii ay saameeyeen abaarahaasi ay isaga barakaceen deegaanadaasi.

Dhibaatooyinka ugu daran ee iminka dadku ay ka cabanayaan xiligaan waxaa ka mid ah biyo la’aan, iyadoo dadka aysan heli karin biyo nadiif ah oo ay cabaan madaama in mudo ah uu wax roob ah ka da’in deegaanadaasi.

Dadka qaar ayaa bilaabay in ay isaga barakacaan deegaanadooda isalmarkaana ay raadsadaan meelo kale oo u dhaanta dhulka ay abaaruhu saameeyeen, waxaana dadka ku dhaqan deegaanadasi ay sheegayaan in abaarahaasi dartood ay u geeriyoodeen xoolihii ay dhaqanayeen.

Dhinaca kale deegaano ka tirsan gobolka Nugaal ayaa iyana waxaa laga soo sheegayaa in ay ka jiraan abaaro saamayn ku yeeshay dadka iyo xoolaha ku dhaqan qeybo ka mid ah gobolkaasi, waxaaana qaylo dhaan aan caadi ahayn ay kasoo yeeraysaa dadkii ku dhaqnaa halkaasi.

Ugu dambeyntii abaaraha ka jira deegaano ka tirasn Puntland ayaa kusoo aadaya xili gobolada ka tirsan Koofurta Soomaaliya ay ka jiraan abaaro iyadoo dhawaan Xukuumadda KMG Soomaaliya ay guddi u saartay wax ka qabashada abaaraha ka jira gudaha dalka.

Keyse C/rashiid Osmaan

Maandeeq Online News Desk