Madaxweynaha Wadanka Poland oo ka mid noqday Dad ku dhintay Diyaarad dhacday (SAWIRO)

Waxaa inta la ogyahay ku dhintay 130 qof oo uu ku jro Madaxweynihii Poland iyo xaaskiisa kadib shil ka dhacay diyaarad ay saarnaayeen oo marayasay deegaan ku yaala wadanka Ruush-ka. Madaxweynaha Poland Lech Kaczynski iyo saraakiil sarsare oo ka tirsa dowladiisa ayaa la aamin sanyahay in ay ku jireen diyaarada burburtay,iyadoona wafdiga ka socday Poland ee diyaaradaasi saarnaa ay kor u dhaafayeen 85 qof oo a ku jiraan xubno ka tirsan labada aqal ee dowlada... 

Idaacada BBC-da oo jawaab ka bixisay Xanibaadi Alshabaabka Muqdisho

Warbaahinta BBC-da ayaa maanta soo saartay bayaan ay kaga jawaabeyso shaqo joojintii lagu sameeyay xarumihii FM-yada ay ku laheyd magaalooyinka Muqdisho, Marko iyo Kismayo ee ku yaal koofurta Soomaaliya. Bayaankaasi ayaa lagu sheegay in idaacadda BBC-da ay ku sheqeyneso shuruucda caalamiga ee dhanka saxaafadda kuwaasoo dhamaantood ku saleysan dhex dhexaadnimadda, iyadoo BBC-du diyaar u tahay in ay la hadasho cid kasto oo Soomaali ah oo ay ku jiraan xarakada... 

Mulkiilayaasha Markabka K/kuuriya oo wadahadal la leh Burcad badeeda

Wararka laga helayo dad ku dhow Mulkiilayaasha Markabka Shidaalka Sida Samho Dream ayaa sheegaya in ay bilowdeen wadahadalo ay yeelanayaa Kooxda Burcada ee markabku u qafaalan yahay iyo Mulkiilayaasha kuwaasi oo ku aadan sida markabkaasi xoriyadiisa loo siin lahaa Wakaalada wararka ee Kuuriyada Koonfureed Yonhap ayaa soo tebisay in wadahadala iyo wada Xajoodku ay yihiin kuwo bilow ah inkasta oo aan weli la helin warar rasmi ah oo ku aadan dalabka lacageed ee...