| News |
January 7th, 2011
Ijaabo Sugule Xalane waa mid ka ah gabdhaha ku sawiran lacagta kunka shilinka Soomaaliga ah ee farsameynaya farshaxanka hidaha iyo dhaqanka dalka, waxay darajadaas ku muteysatay 15 boos oo sida ay sheegtay ay siisay Dowladdii dhexe ee dalka ka jirtay.
Gabadhii...
|
|
| News |
January 7th, 2011
Maalinba maalinta ka dambeysa waxaa soo kordhaya waxyeelada sii baaheysa ee abaaraha ka jira gobolada dalka oo galaaftay in ka badan 5000-Neef oo u geeriyooday abaarahaasi, kaddib markii ay waayeen calafkii ay ku noolaan lahaayeen iyo waliba roob la’aan...
|
|
| News |
January 4th, 2011
Ciidamada Xarakada Al Shabaab ayaa degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud waxaa ay ku xireen nin ka shaqeynayay xarun Caafimaad oo lagu daaweeyo haweenka, iyo Caruurka la ildaran nafaqo darida oo kutaala degmadaasi.
Wararka ka imaanaya degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamo ka...
|
|
| News |
December 27th, 2010
Afhayeenka Odayaasha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Cali ayaa waxaa uu wax laga xumaado ku tilmamay hadal dhawaan kasoo yeeray gudoomiyaha Al Shaabab ee gobolka Galgaduud.
Kadib markii Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Kabakudukade oo ah gudoomiyaha gobolka Galgaduud ee Xarakada...
|
|
| News |
December 24th, 2010
Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ee gobolka Bari ayaa Masuuliyiint Maamul goboleedka puntland ugu baaqay inay wax ka qabtaan abaaraha ka jira deegaanda Maamul goboleedka Puntland.
C/casiis Afgaduud oo ka mid ah Odayaasha dhaqanka gobolka Bari oo u waramayay maandeeq media ayaa ugu baaqay dowlada Puntland...
|
|
|
| Waresiyada |
|
Qeybtan waxaad ka dhageysan doontaan wareysiyada Siyaasiyiinta Coming Soon Insha-Allah... |
|
|
| |
| |
|